khibrad
(m.dh) (-do, m.l)Waayo-aragnimada iyo aqoonta uu qofku ka soo kasbo hawl uu muddo badan hayey. ld khibro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khibrad ↴
waaya-aragnimo [m.dh]
Waaya-aragnimo ahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo.
khibro [m.dh]
ld khibrad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg