khumkhum
(m.l)Walax udgoon oo haweenku shitaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khumkhum ↴
uunsi [m.l]
Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg