khusee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)Arrin iwm ku lug lahaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khusee ↴
caafimaad-beeleed [m.l] (-yo, m.dh)
(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan isbitaal oo khuseeya xannaanada bulshada ama qayb ka mid ah bulshada sida: carruurta, dumarka iyo waayeelka. Hawshaas oo lagu fulinayo baaritaan takhtareed iyo sheybaar joogto ah.
gaar [m.l]
1. Wax cid si gooni ah u khuseeya. 2. Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm. 3. G. ah: khaas ah. 4. Dhaawac callirsan.
khusayn [m.f.dh]
eeg khusee.
xeer ciqaab [m.l] (-rar ..., m.l)
(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci-yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg