khuuri
(m.l)(khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito.
khuuri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Khuuro sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khuuri ↴
khuurin [m.f.dh]
eeg khuri². ld khuuris.
khuuris [m.l]
ld khuurin.
makhuuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
ld maquuri.
makhuurid [m.f.dh]
ld maquurid.
makhuurin [m.dh]
ld maquurin.
mukhuurid [m.dh]
ld maquurid.
mukhuurin [m.dh]
ld maquurin.
xuuri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld khuuri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg