kibis
(m.dh) (-bso, m.l)

Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kibis

kidaar [m.l]
Nooc kibis ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg