kibri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Cid kibir ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kibri

tadhihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof kibrin.

baynibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Aad u kibrid ((qof).

beexaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.

fasahaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.

fasahaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.

kabriid [m.l] (-ddo, m.dh)
Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.

kibrid [m.f.dh]
eeg kibir².

kibriid [m.l]
ld kabriid.

kibrin [m.f.dh]
eeg kibri. ld kibris.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg