kibrid
(m.f.dh)eeg kibir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kibrid ↴
baynibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Aad u kibrid ((qof).
beexaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.
fasahaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.
qooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Xoolo lab qooq ku dhicid. 2. Ciyaarid; dheelid. 3. Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg