kibrin
(m.f.dh)eeg kibri. ld kibris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kibrin ↴
tadhihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof kibrin.
fasahaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.
kibris [m.l]
ld kibrin.
mayici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Caano mayac ka dhigid. 2. Cid kibrin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg