kidif
(m.l) (-fyo, m.dh)Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go'yar; qurub.
kidif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dfay, -dftay; -dfi)Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kidif ↴
kidfan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax kidif laga dhigay noqosho.
kidfid [m.f.dh]
eeg kidif.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg