kifaax
(m.l)

1. Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda loo dagaallamo; halgan. 2. Raaxo.

kifaax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

1. Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda u dagaallamid. 2. Raaxaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kifaax

kifaaxid [m.f.dh]
eeg kifaax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg