kiilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la kiilay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiilan ↴
kiilnaan [m.f.dh]
eeg kiilan. ld kiilnaansho.
kiil [m.l]
1. Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir. 2. Bilow ciyaareed (turub).
kiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
1. Wax cabbirid, beegid. 2. Ciyaar turub bilaabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg