kiilid
(m.f.dh)

kiil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiilid

dabakakiilid [m.f.dh]
eeg dabakakiil².

qaraabakiilid [m.f.dh]
eeg qaraabakiil². ld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.

kiil [m.l]
1. Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir. 2. Bilow ciyaareed (turub).

kiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
1. Wax cabbirid, beegid. 2. Ciyaar turub bilaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg