kiilomitir
(m.l) (-rro, m.dh)

Fogaan kun mitir dhan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiilomitir

taag-dhuleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg