kiis
(m.l) (-sas, m.l)1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
kiis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
kiis
(dk.lh.l) (-kiis)ld kiisa².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiis ↴
naanays [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².
ugxanside-yare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(bot.) Qaybta organnada taranka dheddigga ee iniinyaha geedka, taas oo ka kooban bu'da, kiish uurjiif iyo lakab ugxaneedya.
urre [m.l]
Aboorka kiisa labka.
alfiyoole [m.l] (-layaalyo, m.l/dh)
(c.nafl.) Kiish yar oo ka samaysan xuub khafiif ah, oo ay ku daboolanyihiin tintaafyo wada shaqaynaya oo ku yaalla dhammaadka faracyaraha hunguriga oo neefsashada sambabadu ka dhacdo dushiisa. Sambabku waxa uu leeyahay alfiyoole fara badan. Alfiyoolayaasha ku jira sambabka aadanaha waxa bedkiisa lagu qiyaasay inuu yahay 100 mm.
awr [m.l]
(awr, m.dh) 1. Geela kiisa lab; rati. 2. A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.
callaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito. 2. In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo. 3. Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal¹.
dabakakiil [m.l]
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
dabakakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
dabakakiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
dareenwade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
(c.nafl.)Xidhmo nudo ah oo ka kooban miiqaq darenwade iyo nudo tiiriya, kuwaas oo ku dhex xidhan kiish ah nudo isku xidhayaal. Dareenwadayaashu waxay ku xidhaan habdhiska dareenwadka dhexe orgaannada iyo nudaha jidhka.
ki [dk.lh.l] (-ki)
ld kiisa².