kiisad
(m.dh)ld kiishad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiisad ↴
kiishad [m.dh] (-do, m.l)
Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
kiis [m.l] (-sas, m.l)
1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
kiis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
kiis [dk.lh.l] (-kiis)
ld kiisa².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg