kiish-dabac-halbawle
(m.l)

(daaw.) Kiish dhiig ka buuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xididka oo meel ka dabca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiish-dabac-halbawle

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg