kiisid
(m.f.dh)

eeg kiis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiisid

kiis [m.l] (-sas, m.l)
1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.

kiis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.

kiis [dk.lh.l] (-kiis)
ld kiisa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg