kiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm manaafacaad-sigooda cid kale lacag kul heshiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiree

kireyn [m.f.dh]
eeg kiree. ld kireys.

kir [Erey Dareen | Exclamation]
Yallah!, hayahee! bax!, tag!, kac!, hus!, yur! ld kis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg