kiro
(m.dh)

Hanti laga baxsho wax aan la lahayn oo la manaafacsanayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiro

naakiro [m.dh]
ld naakirad.

ijaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

ki [dk.lh.l] (-ki)
ld kiisa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg