kirtamid
(m.f.dh)

eeg kirtan². ld kirtan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kirtamid

kirtan [m.l]
Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg