kitaabfurid
(m.f.dh)eeg kitaabfur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kitaabfurid ↴
kitaabfur [m.l]
Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
kitaabfur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg