kitaabgaab
(m.l)

Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kitaabgaab

kitaabgaablow [m.l]
ld kitaabgaab.

qalinduurre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg