kobocsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Ahaansho wax la kobciyey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kobocsan ↴
duufaan-onkodle [m.l] (-nno ..., m.dh)
(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya daruuro kumuloonimbas ah oo aad u kobocsan, oo leh dhibco aad u waaweyn, oo yeelan kara baraf dhagax ah, kolkaa danab qulqulka sameysmaa bhaliyo hillaacyo, iyo onkod ka dhashay fididda hawada kulka badan e hilaaca darteed.
kobocsanaan [m.f.dh]
eeg kobocsan. ld kobocsanaansho.
kobocsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kobocsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg