kobocso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ilmo xoolaad oo la doonaayo in la qasho cayilsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kobocso

kobocsasho [m.f.dh]
eeg kobocso.

koboc [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: nafley yar oo cayilan.

koboc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -bocday; -bci)
1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg