kollajiin
(m.l) (-no, m.d)

(c,nafl) Borotiin miiqsan oo ma milme ah lagana helo nudo isku xidhayaasha maqaarka, taharta iyo lafta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kollajiin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg