kontorool
(m.l)

1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.

kontorool
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oolay, -ooshay)

Wax baarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kontorool ↴

kontoroolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la kontoroolay ahaansho.

kontoroolasho [m.f.dh]
eeg kontoroolo.

kontoroolid [m.f.dh]
eeg kontorool².

kontoroolnaan [m.f.dh]
eeg kontoroolan. ld kontoroolnaansho.

kontoroolnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kontorool-naan.

kontoroolo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rooshay, -roolatay)
Wax kontorool ku sameysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg