kontoroolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la kontoroolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kontoroolan ↴
kontoroolnaan [m.f.dh]
eeg kontoroolan. ld kontoroolnaansho.
kontorool [m.l]
1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.
kontorool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax baarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg