kontoroolid
(m.f.dh)

eeg kontorool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kontoroolid ↴

kontorool [m.l]
1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.

kontorool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax baarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg