kontrobaan
(m.l)ld kontarabaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kontrobaan ↴
kontarabaan [m.l]
Badeeco aan canshuureyn oo si sharci-darro ah dal ku soo gasha ama uga baxda. ld kontrobaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg