koobaab
(m.dh)ld goobaab¹.
koobaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld goobaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koobaab ↴
goobaab [m.dh] (-bo, m.l)
Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.
goobaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².
goobaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
goobaabasho [m.f.dh]
eeg goobaabo. ld koobaabasho.
goobaabid [m.f.dh]
eeg goobaab². ld koobaabid.
goobaabnaan [m.f.dh]
eeg goobaaban. ld goobaabnaansho, koobaabnaan, koo- baabnaansho.
goobaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
koobaaban [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld goobaaban.