kood
(m.l) (-dad, m.l)1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood. 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq. 3. Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (-do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
kood
(dk.lh.l) (-kood)ld kooda².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kood ↴
taag [m.l] (-gag, m.l)
1. Cudur sababa adkaanta addimaha. 2. ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
xaakood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xaakoo.
alaakood [m.l]
Maaweelo iyo sasabidda carruur lagu aamusiiyo.
alaakoodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Alaakood sameyn.
alaakoodin [m.f.dh]
eeg alaakoodi. ld alaakoodis.
alaakoodis [m.l]
ld alaakoodin.
arkood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg arkoo.
ashtakood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ashtakoo. ld ashkatood, astakood.
astakood [m.l]
ld ashtakood.
biskood [m.f.dh]
eeg biskoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg