koodi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koodi ↴
alaakoodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Alaakood sameyn.
alaakoodin [m.f.dh]
eeg alaakoodi. ld alaakoodis.
alaakoodis [m.l]
ld alaakoodin.
kadankoodid [m.f.dh]
eeg kadankood³. ld kadankood¹.
koodin [m.f.dh]
eeg koodi. ld koodis.
koodis [m.l]
ld koodin.
Koo [mu.ti.l]
(kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
koo [mu.ac.l]
(kuwoo, w) 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog. 2. (t) ld kow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg