koofaar
(m.dh) (-ro, m.l)

Magac aan qof kiisii runta ahaa ahayn; naanays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koofaar

naanays [m.dh] (-so/-syo, m.dh)
Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg