kookeyn
(m.dh)

(daaw.) Alkolooyd laga sameeyey caleenta geedka loo yaqaan kooka (erythroxylon coca) amaba shaybaarrada lagu diyaariyo, waxa loo isticmaalaa dawo suuxiso meel kooban ee jirka, sida: qalliinka isha, dhegta, sanka iyo cunaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kookeyn

kooke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
Qof cunto kariska si fiican u yaqaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg