kooli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid ammaan u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kooli ↴
bakoolin [m.dh]
Daruuro yaryar oo kala googo'an oo wada socda middood.
dhabankoolis [m.l]
Geed yar oo buruq kulucsan leh.
dhakoolid [m.f.dh]
eeg dhakool². ld dhakool¹.
koolin [m.f.dh]
eeg kooli. ld koolis.
koolis [m.l]
ld koolin.
koolkooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar si gacalo leh u barbaarin.
koolkoolin [m.f.dh]
eeg koolkooli. ld koolkoolis.
koolkoolis [m.l]
ld koolkoolin.
Koo [mu.ti.l]
(kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
koo [mu.ac.l]
(kuwoo, w) 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog. 2. (t) ld kow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg