koombo
(m.dh)Weel yar oo bir ka samaysan oo wax lagu cabbiro ama biyaha la darsado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koombo ↴
borojekshan-koombeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Khariidad la soo saaro marka warqad koombo oo kale u samaysan lagu wareejiyo galoobka. Khariidadda waxaa lagu xardhaa koombada dusheeda, dabadeedna koombada waa la kala fidiyaa..
mas [m.l] (-sas, ml.)
1. Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh. 2. Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
seen [m.l]
1. Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro. 2. S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg