koorib
(m.dh)Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koorib ↴
koor [m.l] (-rar, m.l)
Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
koor [m.dh] (-ro, m.l)
Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
koor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid. 2. Koorabixis adeegsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg