koromosoom-jinsi
(m.l) (-myo ..., m.dh)

(baay.) Korokosoomyada xukuma xaya-waanka dhalanayaa lab iyo dheddig midka uu noqonayo. Waxay ku leeyihiin bu'da hal sinji lammaane koromosoomo oo isku kaan ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koromosoom-jinsi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg