koronkorro
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Ayaxa dhashiisa aan weli duulid baran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koronkorro

koronkor [m.l]
Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan.

koronkor [m.dh]
Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg