korriimo
(m.dh)

ld korniimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korriimo

dagaalgal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb qaadan karaan. 2. D. ah: wiil gaaray da'dii uu dagaal kaga qayb qaadan lahaa. 3. Hab dagaal looga qayb qaato.

hagaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.

hagaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.

korniimo [m.dh]
Kobaca iyo weynaanta ay nafley marto. ld korniin, korriimo, kor-riin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg