korsaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax, wax kale dushiisa yaalla ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korsaaran

korsaarnaan [m.f.dh]
eeg korsaaran. ld kor-saarnaansho.

korsaar [m.l]
1. Wax la iibinayo faa'iidada laga helo. 2. Dhinacdhow.

korsaar [m.l]
1. Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah. 2. Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar. 3. K. ah: sidiq.

korsaar [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2. (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg