kudaal
(m.l)1. Kudid. 2. Baxsi.
kudaal
(m.dh)1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.
kudaal
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aalay, -aashay)k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kudaal ↴
beeddal [m.l]
B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal¹.
kudaalid [m.f.dh]
eeg kudaal³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg