kusime
(m.l) (-mayaal, m.l/dh)Qof jago uu hayo aan rasmi ku aheyn; kumeelgaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kusime ↴
siihaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof xil si aan rasmi ahayn u haya; kusime.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg