kuududiye
(m.l)ld kuududshe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuududiye ↴
kuududshe [m.l]
Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.
kuududi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si foolxun u fariisin. ld kawdiidi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg