kuurgelid
(m.f.dh)eeg kuurgal². ld kuurgal¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuurgelid ↴
falanqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.
hubsiimo [m.dh]
U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho.
kormeer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.
kuurgal [m.l]
1. K. ah: qof u kuurgalaya. 2. ld kuurgelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg