kuuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax ku dhowaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuuri ↴
faqdiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
kuurid [m.f.dh]
eeg kuur².
kuurin [m.f.dh]
eeg kuuri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg