kuwee
(mu.we.w)eeg kee¹, tee¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuwee ↴
iyama [mu.we]
Waa kuwee?.
kuweeda [mu.lh.w]
eeg keeda¹ / teeda¹.
kuweenna [mu.lh.w]
eeg keenna¹ / teenna¹.
kuweer [mu.ti.w]
Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “ Waa kuweer hablihii soomaaliyeed”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg