laamee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -maysay)1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laamee ↴
laamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laamee.
calaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld calaamadi.
dhallaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
guulaamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.
haylaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld hayl².
macasalaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof laga tegayo sii nabadgelyeyn.
laam [m.l]
ld laan¹ (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg