lacanadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)ld nacaladee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lacanadee ↴
nacaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
lacanad [m.dh] (-do, m.l)
ld nacalad¹.
lacanad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld nacalad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg