laciif
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-fyo/-fiin, m.dh)l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
laciif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laciif ↴
daciif [m.l]
ld laciif¹.
daciif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld laciif².
daciifad [m.dh]
ld laciifad.
daciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld laciifi.
daciifid [m.dh]
ld laciifid.
daciifin [m.dh]
ld laciifin.
daciifis [m.l]
ld laciifin.
daciifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld laciifsan.
daciifsanaan [m.dh]
ld laciifsanaan.
daciifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laciifsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg